Hjem
Presidenten
Stattminister
Ministrene
Parliament
Grunloven
NSS
Police
Nyheter
A-Z regjeringen Directory
Universiteter
e-mail me

Parliament


 




Xafiiska Golaha Shacabka Dowladda Soomaaliya


Kontoret til somaliske parlamentet

Office of the Somali Parliament



Term started Tuesday, August 28, 201212:16:31 PM
Honorable Prof. Mohamed Sheikh Osman Aden (Jawari) is the newly and democratically elected Speaker of the Somali National Parliament Tuesday, August 28, 201212:16:31 PM

Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Aden(Jawaari) waxa ku dhashay degmada Afgoye ee gobolka Sh/hoose bishii December 1945.

Jawaari waxa uu shahaadada Macalinimada luqada Englishka uu ka qaatay magaalada Muqdisho 1962 Shahaadada Diploma ah oo Islamic Law ayuu ka qaatay Machad Daraasaad Islaami ee magaalada Muqdisho sanadkii 1964.|

Shahaado Macallinnimo, Machadka Macallimiinta (Istatuto Magistrale /aggiornamento magistrale) Muqdisho sanadkii 1967.

Kulliyada Qaanuunka ayuu ka qaatay shahaado (Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed) sanadkii 1982.

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu wasiir hore uga soo noqday dowladii hore ee Maxamed Siyad Barre Wasaarada Gaadiidka dhulka iyo Cirka iyo Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.sidoo kale waxa uu wasiir ku-xigeen ka soo noqday Wasaarada gaadiidka dhulka iyo cirka.

Intii u dhexeysey 1979-1985 waxa uu soo noqday Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Gaadiidka dhulka iyo cirka iyo Wasaarads Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

1973-1979 waxa uu Agaasime guud iyo ku xigeen Agaasime guud ka soo noqday Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada, Proff Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu ka mid ahaa golihii Shacabka ee dowladii hore 1984-1990.

LUQADAHA

•Wuxuu ku hadlaa, qoraa akhriyaa afafka: Somaliga, Carabiga, Ingiriisiga, Taliyaaniga iyo Norwejiga.

SHAQOOYINKA HEER CAALAMI IYO HEER QARAN

• Senior Consultant Constitution Building: Somalia Constitution Making Support Project – UNPOS/UNDP – May 2008 – December 2011;

•Guddoomiyaha Guddiga Khubarada (CoE) – Dib-u-eegista Qabyoqoraalka Dastuurka iyo Diyaarinta Dastuurka loo dirayo ansixinta ku-meel-gaarka.

KHIBRADAHA QAAANUUNIGA.

• Xubin ka mid ah Guddiga Farsamo ee Diyaarinta Dastuurka Jumhuuriyadda Soomaaliya. Mogadishu, Somalia. 1989-1990 – Guddigan wuxuu Qormadii Dastuurka u Gudbiyeen Golaha Shacabka . Dood muddo b5 bilood socotay ka dib waxaa la ansixiyey 12ki Oktobar 1990 waxaa Faafinta Rasmiga ah lagu soo saaray 14 Oktoobar 1990.

• Guddoomiyaha Kooxda (Panel) Diyaarinta Sharciga Shaqada Soomaaliyeed ( Somali Labour Law) iyo Sharciga Shaqaalaha Rayadka ah ee Dawladda (the Somali Civil Servants Law) -Mogadishu, Somalia.1970 – Guddiga wuxu dib-u-habayn ku samayey habka meeleynta Shaqaalaha Dawladda, wuxuuna hirgeliyey jagooyinka “Xoghaye Joogto” iyo qiimaynta Xirfadleyda iyo Farsamo yaqaanada – heerka Sharciga Shaqaalahana wuxuu aad u waafajiyey heer xuquuqda caalamiga ee loo oggol yahay Shaqaalaha.

1991 – 2008 Wuxuu xilal iyo shaqooyin kala duwan ka qabtay Dalka Norway, oo ay ka mid yihiin:

• Macallin dugsiyada Sare ee Koofurta Trøndelag

• Xubin ka mid ah Guddi dhexdhexaadinta khilaafaadka – (Trøndelag Konfliktrådet) – Wasaaradda Garsoorka;

• Kaaliye Qareen – Leif Strøms Jus-Informasjonen law firm;

• Xoghayaha Guud – Guddiga Fulinta Muslim Sosciety of Trondheim, Norway;

• Xubin ka mid ah Muslim/Christian Interfaith Forum for Dialogue, in Trondheim & Trøndelag

• Xubin ka mid ah Guddiga ka hortagga Midabtakoorka -Kontaktforum mot Rasisme og diskriminering , Trondheim, Norway

• Xoghayaha Ururka Qareemada Caalamiga ah ee Trondheim – International Lawyers Association, Trondheim, Norway.

Buugaag uu qoray Proff Jawaari

• Barashada Fagaagga Sare Adduunka:

Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN. 9788292645-33-8

• Taariikhda Norway 1814-1920 (History of Norway 1814-1920).

Published by Asheim Ungdomskole. 2007. ISBN: 9788292645-27-7

• Dalka Norway. Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN: 82-9264500-4.

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waxaa loo doortay gudoomiyaha baarlamanka Somalia ee aan KMG aheyn afarta sanadood ee soo socota.


Mogadishu: Monday, August 20, 2012 3:41:40 PM(Somaligov News): Dear Somalis & Fellow Global Citizens,
His Excellency Muse Hassan Sheikh Sayid Abdulle is the new Interim Speaker of Parliament and the President of the Republic of Somalia until Somalia elects a new Speaker and a President.

OFFICIALLY AND DEMOCRATICALLY ELECTED IN MOGADISHU, SOMALIA

HIS Excellency Madoobe Nunow is the New Somali Speaker of National Parliament, the Parliamentarians appointed him on Wednesday 4, January, 201!



Interim

His Excellency Madoobe Nunow is the New Somali Speaker of National Parliament 283 Somali Parliamentarians appointed him on Monday, December 13, 2011
 


Guddomiye ku xigeenka Labaad Axmed Dhimbil Rooble Casowe

Hon. MP. The Second Deputy Speaker of Somali Parliament Ahmed Dimbil Asowe

Former Speakers


Fired after he could not fulfill his official duties December 13, 2011

His Excellency Sheikh Sharif Sheih Adan Friday, May 28, 2010 2:50:14 PM

FIRED Wednesday, January 4, 2012 by vote no confidence 287 voted him out!

Abdiweli Shikh Ibraahim Muudey Saturday, June 05, 2010 2:24:28 PM is the 1st Deputy Speaker of Somali National Parliament with 192 votes after 335votedA

 He has been sacked officially 3:22 AM Monday, May 17, 2010 by the Parliament

His Excellency Shiekh Adan Nur "Madobe"


His Excellency Sheikh Sharif Sheih Adan

Former of Speaker of the Somali Transitional Federal Government 2004-2006



His Excellency Mohamed Abdi Yusuf 2003-2004



His Excellency Hassan Abshir Farah 2002-2003



His Excellency Abdalla Derow Isaq 2000-2002